Yaan Nahay
Kuwo Eebbe raacay
walaal Soomaaliyeed oo raacay Sayid Ciise Masiix oo doonaya iney dadkooga Soomaaliyeed la wadaagaan waxay Masiixa u raaceen
Jawaabaha Su'aalahaaga Qaarkood
Waxaan Isku Dayeynaa Inaan Kula Hadalno
Markhaatifuro
“waxaan ahay Abdi waxaan ku dhashay Somalia weligey Kaniisad ma arag balse markaan Sayid Ciise rumeystay nasasho ayaan helay ”
Abdi
“magaceygu waa Suuban ku noolahay Hargaisa, waxaan ahay Hooyo, dhibaatooyin badan soo maray, balse Masiix kolkaan raacay runtii waxaan helay wax aanan sharaxi kareyn runtii isagu waa jaceyl, .”
Suuban
“Magaceygu waa Raage waxaan ku noolahay qurbaha, waxaan raacay Sayid Ciise Masiix, weligeey cid shililn iguma siin inaan isaga raaco balse anigaa shaqeysa, Ciise ka hor nolosheyda waxa ay ahayd mid qariban oo balwadeysan, runtii imika Aabe fiican ayaan ahay wan bartaa waanan shaeystaa, runtii Sayid Ciise waa aamin.”
Raage
Waxaan U Jirnaa Inaan Kula Hadalno
Su’aal kastoo madaxaaga ku taagan oo ku saabsab Kitaabka Quduuska haka baqan inaad nala wadaagto
©2026. Kibistanolosha.com All Rights Reserved.