Yaan Nahay
Walaallo Soomaaliyeed oo raacay Sayid Ciise Masiix oo doonaya iney dadkooga Soomaaliyeed la wadaagaan Nimacada ay Masiixa ka heleen
Jawaabaha Su'aalahaaga Qaarkood
Waxaan Isku Dayeynaa Inaan Kula Hadalno
Su’aal kastoo madaxaaga ku taagan oo ku saabsan Kitaabka Quduuska
haka baqan inaad nala wadaagto
MARKHAATIFURO
15Maxaa yeelay, dadka oo dhan hortiisa waxaad isaga uga markhaati furaysaa waxaad aragtay oo aad maqashay.
FALIMAHA RASUULLADA 22
Arday
Hooyo
Waxaan ahaa qof nafteeda ka quustay, isla markaana aan garanayn halka aan u jeedo. Markii aan Ciise Masiix aqbalay, naftaydu waxay heshay nabad aanan waligay dareemin. Hadda waxaan ku noolahay rajo cusub, oo maalin walba waxaan ku mahad naqaa Ilaahay
Arday
Hooyo
- Phone:+1 (859) 254-6589
- Email:info@example.com
Faadumo
Hooyo
"Xanuun iyo dhib badan ayaan soo maray, laakiin marka aan baryey isaga oo aan isku haleeyey isaga ayaa i taageeray xilli aan kaligay ahaa. Ciise waa nuurkayga iyo xooggayga."
Faadumo
Hooyo
- Phone:+1 (859) 254-6589
- Email:info@example.com
Cabdi
Dhalinyar
Waxaan ku koray diintayda hore, laakiin markii aan Kitaabka Quduuska ah akhriyay oo aan Ilaah runta ah baadhay, qalbigaygu wuu beddelmay. Hadda waxaan ku noolahay xaqiiqda iyo jacaylka Ciise Masiix i siiyay
Cabdi
Dhalinyar
- Phone:+1 (859) 254-6589
- Email:info@example.com
Maxamed
Aabe
Nolosheydii hore waxay ahayd mid madow oo aan rajo lahayn. Laakiin Rabbigu wuxuu ii soo baxay xilli aad u adag, wuxuuna i baray nabad iyo jacayl aanan hore u aqoon. Ciise waa Badbaadiyahayga
Maxamed
Aabe
- Phone:+1 (859) 254-6589
- Email:info@example.com
Useful Links
Rukumo
Si Aaney Waxba Kuu Seegin
©2026. Kibistanolosha.com All Rights Reserved.